Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Qoor-qoor iyo C/raxmaan C/shakuur? (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmad Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa caawa hoyga uu ka degan yahay magaalada kula kulmay hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir C/raxmaan C/shakuur. Labada masuul ayaa ka wada hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan Galmudug iyo shirka Dhuusmarreeb. “Waxaan caawa kulan talo wadaag ah yeelanay Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmad Cabdi Kaariye … Continue reading Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Qoor-qoor iyo C/raxmaan C/shakuur? (Sawirro)